LATEST ARTICLES

Ururka Xuuthiyiinta Yemen oo sheegtay masuuliyadda weerarka gantaal ee maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion ee duleedka Magaalada Tel Aviv ayaa ku celiyay digniintooda ah inaanan la tagi karin garoonkaasi. Afhayeenka Militariga Xuuthiyiinta, General Yahya Saree oo bayaan uu...
Wararka ka imanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadu ay caawa nin hubeysan ku toogteen magaaladaasi. Ciidamada Dowladda ayaa waxay ninkan ku dileen aagga Buundo Weyn, oo ka mid ah meelaha ay ku leeyihiin barraha amniga lagu...
Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu jiro qorshe gaar ah oo hadda ka dib gargaarka lagu gaarsiin doono Falastiiniyiinta ku nool Marinka Gaza, ka dib wax ka badan muddo laba bilood oo aanu gargaarku gelin dhulka go'doonsan. Safiirka Mareykanka ee Israel,...
Dhawaqa seeriga digniinaha ee duulaanka cirka ayaa maanta laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Israel, iyadoo Xuuthiyiinta ay gantaal ka soo rideen dalka Yemen. Dadka ayaa la arkayay iyagoo ku kala cararaya bartamaha Israel, oo ay ku jirto...
India ayaa Pakistan ku eedeysay in ay xalay weerartay saddex ka mid ah saldhigyada ay militarigeeda ku leeyihiin Gobolka Kashmir, qaybta ay India maamusho. Militariga India ayaa sheegay in Pakistan ay mowjado drones iyo gantaalo ku garaacday saldhigyadan oo ku...