kalsantv_etfvnj
Xuuthiyiinta Yemen oo sheegay inaanan la tagi karon Garoonka Ben Gurion
Ururka Xuuthiyiinta Yemen oo sheegtay masuuliyadda weerarka gantaal ee maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion ee duleedka Magaalada Tel Aviv ayaa ku celiyay...
Ciidamada oo nin hubeysan ku toogtay Magaalada Beledweyne
Wararka ka imanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadu ay caawa nin hubeysan ku toogteen magaaladaasi.
Ciidamada Dowladda ayaa waxay ninkan ku...
Mareykanka oo xaqiijiyay qorshe gaar oo gargaarka lagu gaynayo Gaza
Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu jiro qorshe gaar ah oo hadda ka dib gargaarka lagu gaarsiin doono Falastiiniyiinta ku nool Marinka Gaza, ka dib...
Israel oo weerar kala kulantay Xuuthiyiinta Yemen
Dhawaqa seeriga digniinaha ee duulaanka cirka ayaa maanta laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Israel, iyadoo Xuuthiyiinta ay gantaal ka soo rideen...
India oo Pakistan ku eedeysay in ay weerartay saddex saldhig oo...
India ayaa Pakistan ku eedeysay in ay xalay weerartay saddex ka mid ah saldhigyada ay militarigeeda ku leeyihiin Gobolka Kashmir, qaybta ay India maamusho.
Militariga...